Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL ayaa abaalmarin guddoonsiiyey shaqaalihii ugu shaqada wanaagsanaa ee sannadkan 2022,munaasabaddan abaalmarinta oo uu soo qabanqaabiyey xafiiska Waaxda Cududda shaqaalaha ee wasaaradda wax ay ka qabsoontay hoolka Wasaaradda waxaana ka soo qayb galay masuuliyiin sarsare oo ay ka mid yihiin guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, Agaasimaha guud ee komishanka maamulka wanaagga iyo agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta iyo awqaafta JSL.
IMG9758
IMG9762
IMG9778
IMG9806
IMG9809
IMG9815
IMG9818
IMG9825
IMG9829
IMG9832
IMG9839
IMG9842
IMG9849
IMG9852
IMG9868
IMG9870
IMG9871
IMG9877
IMG9889