Masuuliyiinta Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland iyo shaqaalaha Xarunta Dhexe ee Wasaaradda ,waxa ay si weyn ugu faraxsan yihiin uguna dabaal-degayaan maalinta qaranimada Somaliland ee 18-ka May.

Masuuliyiinta iyo shaqaalaha Wasaaraddu waxay hambalyo u dirayaan dhammaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland, gudaha iyo dibedda, iyagoo u rajeynaya horumar, nabad, midnimo, iyo Barwaaqo Dalka iyo Dadkaba .