Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL oo lagu casuumay barnaamijka Maqal Dadkaaga

Wasiirka  Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland marti u ahaa  barnaamijka Maqal Dadkaaga ayaa waxa uu halkaas kaga jawaabay su'aal badan oo la xidhiidha shaqada iyo waxqabaddka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, kuwaasi oo ay wadiiyey qaar ka mid ah shacabkii ka soo qayb galay barnaamijka oo lagu qabtay hoolka Wasaaradda Warfaafinta 10/may/2021