Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta JSL Sheekh Cabdilaahi Baashe Oo Isku Shaandhayn Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Agaasime Waaxeedyada Iyo Ku Xigeenada Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sh.Cabdilaahi Daahir Jaamac (Baashe) ayaa maanta Magacaabis iyo Isku-shaandhayn ku Sameeyay Agaasime Waaxeedada iyo ku-xigeenada wasaarada.

Hoos ka eeg sawiradda iyo liiska magacaabista.