
Masuuliyiinta Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta JSL Iyo Shaqaalaha Xarunta Dhexe Oo Xusay Maalinta Qaranimada Somaliland
Masuuliyiinta Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland iyo shaqaalaha Xarunta Dhexe ee Wasaaradda ,waxa ay si weyn ugu faraxsan yihiin uguna dabaal-degayaan maalinta qaranimada Somaliland ee 18-ka May.Masuuliyiinta iyo shaqaalaha Wasaaraddu waxay hambalyo u dirayaan dhammaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland, gudaha iyo dibedda, iyagoo u rajeynaya horumar, nabad, midnimo, iyo Barwaaqo Dalka iyo Dadkaba .
-
49952600510360634453301954830961123441014009nView
-
49952600810360634319968633882742932782079683nView
-
49866818310360633653302035266793291843709618nView
-
49867067010360633319968733053719017094927355nView
-
49828824210360634086635327502127927522168333nView
-
49995106510360633753302027511556047372055170nView
-
49924579010360633019968766827424014376857877nView
-
49952852510360633419968723630700434347976169nView
-
49914777610360634019968666306032908669813763nView
-
49867130910360632986635434576966073351108207nView