Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta JSL Oo Warbixin Ku Saabsan Shaqada Wasaaradda Ka Jeediyay Shirka Golaha Wasiiradda

Wasiirka diinta iyo awqaafta JSL Cabdilaahi Daahir Jaamac (Baashe) oo warbixin muhiim ah oo ku saabsan shaqada Wasaaraddiisa ka jeediyay shirka 23-aad ee golaha Wasiiradda Jamhuuriyadda Somaliland