Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta JSL Oo Ka Warbixiyay Wixii U Qabsoomay Wasaaraddaas 100-kii Cisho Ee Ugu Horreeyay

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh.Cabdilaahi Daahir Jaamac (Baashe) oo sharaxaad ka bixiyey waxyaabihii Xukuumada u qabsoomay 100-kii Cisho ,gaar ahaan Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland