Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta JSL Oo Ka Qayb Galay Xidhitaanka Xafladda Tartanka Barbaarta Qur'aanka Ee Da'doodu Ka Yartahay 12 Sano Ee Ay Qabatay Shirkadda SOLTELCO

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh.Cabdilaahi Daahir Jaamac (Baashe) ayaa soo gebogabeeyay tartanka Barbaarta Qur'aanka Kariimka ee Da'doodu ka yar tahay 12-sano kaas oo sanad kasta Bisha Barakaysan ee Ramadaan ay Qabato Shirkada SOLTELCO