Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta JSL Oo Ka Qayb Galay Xaflada Xidhitaanka Dawradda Ramadaaniga Ah Ee Magaalada Ceel Af-Weyn

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sh.Cabdilaahi Daahir Jaamac (Baashe) ayaa ka qayb-galay Xidhitaanka Dawrada Ramadaaniga ah oo Sannadkii Seddexaad ka Dhacday Masjidu Naasir ee Magaalada Ceel-Afwayn