Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta JSL Oo Ka Qayb Galay Daahfurka Cisbitaal Casri Ah Oo Laga Dhisayo Magaalada Caynaba

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sh.Cabdilaahi Daahir Jaamac (Baashe) iyo Masuuliyiin kale oo ka Qayb-galay Daahfurka Bilowga Dhismaha Cusbitaal Casri ah oo laga Hirgelinayo Magaalada Caynaba ee Xarunta Gobolka Saraar