Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta JSL Oo Iclaamiyay Salaad Roob Doon Ah Oo Dalka Oo Dhan Laga Tukan Doono
Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL Sh.Cabdilaahi Daahir Jamac(Baashe) ayaa Shacab Weynaha Somaliland ugu baaqay in maalinta Axadda ah layskugu soo baxo Roob doon Guud ahaan dalka oo dhan