Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta JSL Oo Deeq Raashina Gaadhsiiyay Agoomaha Iyo Danyarta Gobolka Saraar

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sh.Cabdilaahi Daahir Jaamac (Baashe) oo Deeq Raashin ah gaadhsiiyey 500 Qoys oo ka mid ah Agoomaha Magaalooyinka Caynaba ,Oog iyo Wadaama-goo