Wasiirka Diinta iyo Awqaafta JSL Oo Dee Raashin Ah Gaadhsiiyay 500 Qoys Oo Kamida Agoomaha Magaalooyinka Caynaba, Oog iyo Wadaama-goo

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sh.Cabdilaahi Daahir Jaamac (Baashe) oo Deeq Raashin ah gaadhsiiyey 500 Qoys oo ka mid ah Agoomaha Magaalooyinka Caynaba ,Oog iyo Wadaama-goo