Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta JSL Oo Booqasho Ku Tagay Fadhiisimada Ciidamadda Madaniga Ah Ee Deegaanadda Gobley Iyo Balli Cumar

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh.Cabdilaahi Daahir Jaamac (Baashe) oo ay weheliyaan Xildhibaano,Cuqaal , Siyaasiyiin iyo Waxgarad ayaa maanta Booqasho ku tagay Fadhiisimada ciidamada Madaniga ah ee Degaanada Gobley iyo Balli-cumar