Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta JSL Iyo Masuuliyiin Kale Oo Magaalada Caynaba Kusoo Dhaweeyay Wafdiga Madaxweyne Ku Xigeenka Dalka

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sh.Cabdilaahi Daahir Jaamac (Baashe) iyo Masuuliyiin Kale oo ka tirsan Xukuumada oo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland kusoo Dhaweeyay Magaalada Caynaba ee Xarunta Gobolka Saraar