Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta JSL Oo Xadhiga Ka Jaray Machad Cusub Oo Lagu Baran Doono Shareecadda Islaamka

Wasiirku-xigeenka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sh.Jamaal Jaamac Xaamud ayaa maanta Xadhiga ka jaray Macahadka Al Raaid oo lagu baran doono Shareecada Islaamka, isla markana fulin doona Manhajka Macaahidda Shareecdda ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaaftu hirglisay, Machadkaa ayaa laga hirgaliyay Dagmada Axmed Dhagax ee Magaalada Hargaysa