Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta JSL Oo Ka Qayb Qaatay Wacyigelinta Xarumaha Dawladda Ee Bisha Ramadaan

Wasiirku-xigeenka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sh.Jamaal Jaamac Xaamud ayaa ka qayb qaadatay Barnaamijka Wacyigelinta Bisha Barakaysan Ramadaan ee loo Qabto Wasaaraddaha iyo Hay’addaha Dawladda iyo Ciidamada, waxaana loo Qabtay maanta ,Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, Xafiiska Xeer Ilaaliyaha, Ciidanka Asluubta iyo Ciidanka Ilaalada Xeebaha