Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta JSL Oo Dhambaal Hambalyo Oo Ku Saabsan 18-ka May U Diray Shacabka Somaliland

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Jamaal Jaamac Xaamud oo Dhambaal Hambalyo Ku Saabsan Munaasibada 18-May udiray Guud ahaan Bulshada Somaliland.