Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta JSL Oo Sii Wada Wacyigelinta Xarumaha Dawladda Ee Bisha Ramadaan

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL ayaa Barnaamijka Wacyigelinta Bisha Barakaysan Ramadaan ee loo Qabto Wasaaraddaha iyo Hay’addaha Dawladda u Qabatay Wasaaraddaha kala ah Wasaaradda Madaxtooyada, Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ,Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka iyo Xafiiska Hantidhawrka Guud Qaranka