Ururka Dadka Baahiyaha Maqalka Qaba Oo Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta JSL U Mahad Celiyay
Qaar ka mid ah Dadka Maqalka Naafada ka ah oo Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sh. Cabdilaahi Daahir Jaamac (Baashe) uga Mahadceliyey Turjumaada Khudbada Jimcaha ee Luuqada Suul-dhabaalaha