
Madaxweynaha JSL Oo Xadhiga Ka Jaray Masjidka Nuurul Hudaa (Rusheeye)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta xadhiga ka jaray Masjidka weyn ee ???????????????????????? ???????????????????? (???????????????????????? ???????????????????????????????? ) oo muddo saddex sano ah uu ku socday dhisme casri ah.Madaxweynuhu waxa uu u mahad naqay cid kasta oo gacan ka geysatay (xoolo, xoog iyo xikmadba) dhismaha iyo dhammaystirka Masaajidka Nuural Hudaa.
Ugu dambayntii Madaxweynuhu waxa uu sheegay in Xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay ay mudnaan gaar ah siinayso quwaynta Diinteenna Suuban, Nabad ku wada noolaanshaha bulshada JSL iyo wadajirka ummadda.
-
49586786510301543892544349163865038973636858nView
-
49533151710301542892544448053848471071167128nView
-
49577157610301545059210896557849970218487797nView
-
49518856810301546359210766335356612505387122nView
-
49521336610301546125877452617909565049209990nView
-
49585149210301545292544206171003579322011756nView
-
49517888610301544125877651365192029843926094nView
-
49640706410301546925877371381384493337910944nView
-
49549325610301545259210877035002310859753366nView
-
4960045761030154555921084153736492934619155nView
-
49561356410301546859210715961000428585876108nView
-
49600478410301545859210815252669524589386728nView
-
49567242310301544992544237965070115135101347nView
-
49564393410301541092544629011322007172178250nView
-
49521155210301544659210934071198430664415775nView
-
49532725210301544592544277106545313956938008nView
-
49539839310301541459211252482950688481884934nView
-
49523869710301540425878022465236756849290811nView