Abaal Marinta Tartanka Qur'aanka Madaxweynaha.

Madaxweyanaha JSl Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa hadyado uu ka mid yahay Gaadhi Qaali ah Guddoonsiyey ardaydii ku guulstay Tartanka Qur'aanka kariimka ah ee madaxweyanaha oo sanad kasta ay soo qabanqaabiso Wasaaradda Diinta & Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland.