Daah-furka Tartanka Qur'aanka Madaxweynaha JSL 2022.
Wasiirka Wasaaradda Diinta & Awqaafta Sh. Cabdirisaaq Xuseen Cali (Albaani) oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaas ay aa daah-furay tartanka Qur'aanka Kariimka ah ee Madaxwaynaha JSL oo ay sanad kasta ay qabato Wasaaradda Diinta & Awqaafta.