Wasiirka Diinta iyo Awqaafta jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed oo ay weheliyaan gudida ilaalinta bilashada bilaha Ramadaan iyo shuwaal oo shir jaraa'id ku qabtay xarunta Wasaaradda ayaa sheegay in caawa oo Arabaca ay tahay ramadaan lana dhamaystiri doono 30-ka ramadaan.